xiritaanka uurka haweenka

 Scw waxaan idin suaalayaa 2 su aalood
1= xaaskayga oo aan mudo 15 qabay ayaan ku dhibsaday galmada markasta in aan khasbayo oo kale ayaad moodaa ee sidee ayaan u hafan siiyaa

2= maansha alaah waxaanu haysanaa 7 caruura ana waxaan doonayaa in caruurtu kala korto iskaxidhna uurkana waan kakari waayay iyana waxay doonayaa uur markasta in ay qaado
Sideen kayeelaaa

jawaab 
 
Walaal midda hore galmada waxay ku xiran tahay dareen, taas waxaa lagaaga baahan yahay adiga inaad fahanto xaaskaaga waxa ay rabto waxaa dhici karta inaysan ka helin sida adiga aad ugu galmoonaysid marka wax ka baddal galmadaada xitaa isku day inaad iyada waraysato sida ay ka hesho,
midda labaad uurka waxaa ugu fiican aad isaga reebi kartid waa inaad biyaha ku shubin, taasna waa inaad isku afgarataan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post