codka ka soo yeero marka galmada la samaynayo farjiga

  maxaa keena codka ka soo baxao farjiga waqtiga galmada    

jawaab

codkaas wuxuu soo baxaa xiliga galmada marka ay xaasku foorarto keliya waxaana keena aariyada meesho gasho kaddib ay mar labaad soo noqonayso, siiba waxaa ka sheegta arrintaas naagaha wax dhalay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post