dhalamada qaliinka immisa jeer

ASC walal.su.aal qaba. 2005 aya wadnaha la iga qaaley waxana ligu qaley isbitaal ku yala nairobi kenya. ilaah mahadis waan ka cafimadey ano wadno xanun qabo aya uur qaadey inta an foolan aya la iga so sarey cunuga alx ano cafimad qaba iyo cunugi oo cafimad qaba. 2012 ayan yurub imadey marka walal wexey i dhehen qatar aya gale hadad dhasho dhowr mar ayey iga so xaqeen uur laba bil ah ilaa taali walal thanks

jawaab

waxaad u tagtaa dhowr dhakhtar, weli waxaan kula talinayaa inaad raadiso dhakhtar muslin ah haddi laga heli karo waddanka aad ku nooshahay, haddii arrintaas ay sax tahay oo caddeemo rasmi ah la hayo waad iska joojin kartaa dhalmada, waayo diinta islaamka waxay ka hortagtaa dhibka waxyeelayn kara nafta insaanka,
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post