Asc walal waxn idin waydinaa ka waran dadka marsado cream mada laysku cadeeyo ama gabdhaha qurux ahan u marsadaan
2- Wajiga waxn ka qabaa xasaasiyo marwalba waxa iga soo baxa nabro sabun walba wu idhibaa cream n warkisa daa mxn sameya
2- Wajiga waxn ka qabaa xasaasiyo marwalba waxa iga soo baxa nabro sabun walba wu idhibaa cream n warkisa daa mxn sameya
---------------
Jawaab
kareemka la isku caddeeyo dhib badan ayuu leeyahay waa khatar, teeda
kale waxaad iska ilaalisaa inaad cunto loos waxaad ku dhaqdaa sabuunta
loogu talaggalay fimanka oo disha jeermiska, inta badan waxay noqdaan
fimanka wejiga cuntada qaarkeed