Asc walalyal waxn ahay gabar somaliyed waxan isku
arka inta badan in xubinteyda taranka ay ka imaadan wax yaabo cad cad marka
maxaa igula talineysin inan sameyo
------------------------
Jawaab
walaal biyahaas cad waa caadi oo adag haddii xunuun jirin ama cuncun wax dhib ah ma keenaan way iska go'i doonaan