Talo fiican ku saabsan barbaarinta ilmaha

waxa talo ah ig sii bar baarinta carruurta
 
---------------------------------
 Jawaab
 
Baarinta carruurta waa shay aad u weyn oo la xiriira mustaqbalkooda adduunyo iyo aakhiraba

waa inaad jacayl siisaa caruurta
waa inaad si qiime leh ula hadashaa
waa inaad dareensiisaa inuu shakhsiyad leeyahay
waa inaad la tashataa adigoo ulajeedadaadu ay tahay inaad u muujiso inuu aragti leeyahay
waa inaad marmar u kexaysaa meelaha muhimka aad aadayso
waxaa soo dhan waxaa ka horreya inaad diintiisa si fiican u barto 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post