sida ugu fiican oo carruurta loo tarbiyeeyo

asc walaao salaan ka dib waxaan ahay hooyo markaa sidii u fiican ee caruurta u barbaarisa

---------------------------
Jawaab

barbaarinta carruurta waa cashar ballaaran oo aan lagu soo koobi karin halkan

waxaad samaysaa qodobadan soo socda

1- inaad si naxariis leh kula dhaqanto
2- inaad kalsooni siiso
3- inaad barto diinta
4- inaad qiimayso
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post