Bilcaan Masaari ah oo isbitaal hortiisa ku dhashay Video

naagta oo busto lagu qariyay
naagta oo busto lagu qariyay
Naag u dhalatay dalka masar gaar ahaan gobolka buxayra oo loo diiday inay ku dhasho isbitaal ku yaallo magaalada kafrdawwaar, waxaa sawir nin lagu magacaabo xasanayn jamaal xasanayn iyadoo dhalaysa, wuxuu yiri waxaan duubay videowga bisha 10aad markay tobanka ahayd isagoo isabitaalka u takay raajato awgeed, wuxuu yiri waxaan arkay nin lagu magacaabo axmed almuxaami oo naagtiisa foolanayso wuxuu raadinayay dhakhtar laakin ma helin qof u kaalmeeyo, naago mooyee oo meesha joogay, isbitaalkana waa diiday inay ku dhasho naagta, markaan arkay rafaadka haystay ayaan duubay si aan u muujiyo dan darrida ka jirto isbitaalka, waxaan ka idan qaatay ninkeeda inaan faafin karo videowga wuxuu igu yiri faafi, dacwad ayaan ku soo oogayaa isbitaalka


Halkaan ka daawo



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post