Timaha ka soo baxo hoos markay bataan kacsiga ayay dhib u keenaan

Timaha hoose marka ay bataan waxay yareeyaan kacsiga nimanka iyo naagahaba, sida la sheegay waxaa habboon shuunka in layska xiiro, marka meesha la xiiro waxay yeelanaysaa dareen oo saamayn kara kacsiga, xiiritaanka ayaa ka fiican jaritaanka, laakin marka ay timaha hoose aad u bataan meesha waxay noqonaysaa meel qurmuun oo ur leh, siiba haweenka
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post