Naag yurub ku nool biil ma leedahay

nolosha yurub
Naagaha marka ay noqdaan single mother waxaad arkaysaa gaalada inay ka helaan oo loo saarayo biilkeeda meel, sidaa awgeed waxaa batay furriinka soomaalida ku nool wadamada yurub, guri kasta wuxuu burburaa markii ninka ka soo bixi waayo mas'uuliyaddiisa, waayo mas'uuliyadda waa muhim, waddamada yurub dadka aan shaqaynin waxay qaataan cayr nin iyo naagba waxaa loogu jecel yahay naagaha la soo furay, waayo ilmaha ayaa loo rabaa in laga fogeeyo diintooda iyo dhaqankooda, marka ay ilmo ku barbaaraan jawi muran iyo dagaal qoyseed inta badan waxaa ka burburaya kalsoonida kartida


dumarka yurub
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post