Qiso yaab badan xajka sanadkan ka dhacaday

siddeedda wiil oo hooyadooda Xajka la jooga
Qiso dhab ah oo dhacaday Xajka sanadkan, oo ah hooyo gaartay 70 sano oo dhashay 8 wiil waxay sugayeen 20 sano si ay u awoodaan inay dhammaantooda hooyadooda la xajiyaan si ay isugu badbaddalaan xambaarkooda, arrintaasna way dhacday, mar kasta labo ayaa xambaaraysay ilaa xajka ka dhammaado
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post