Soomaalida dibadda way isku jecel yihiin taas maxaa keenay












Waxaad arkaysaa soomaalida oo ku kala yaacsan dunida , waxaad sidoo kale arkaysaa inay is jecel yihiin marka lagu nool yahay qurbaha laakin maxaa u diiday inay ku heshiiyaan dalkooda hooyo? waa arrin yaab leh, maxaad ka dhihi lahayd?
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post