Waxa ay isku haystaan nimanka iyo naagaha soomaaliyeed











Haweenka soomaaliyeed waxay dhaqan ahaan u leeyihiin inay arooska ku dadaalaan oo ay is labisaan oo ay qaataan dharka ugu qaalisan siiba haweenka ku nool yurub, kama baxaan aroos baan u socdaa aroos baan ka imid, inta badan nimankooda waxay kula dagaallamaan xafladaha arooska, sidoo kale nimanka soomaaliyeed badankooda iyagan waxaa lagu haystaa qayilaadda iyo fadhi  ku dirirka ninamka soomaaliyeed waxaa laga la'yahay inay naagahooda dhunkadaan tolow ra'yigiina ka dhiibta sida aad u aragtaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post