Waa maxay sirta ku jirta dagaalka soomaali






Dadka soomaali waa dad u baahan inay dalooda ku xasillaan oo is fahmaan oo dhistaan, waayo ma ficna qoxootinimo joogto, 30 sano ayay ku sii socotaa qoxootinimada maanta waxaan haysanaa hal diin iyo hal af hal mad-hab haddana waan heshiin la'nahay maxaa dhacay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post