Wiil ciraaqi ah boosaboor swidhish si yaab badan lagu siiyay

Nin ciraaqi ah ku noolaa dalka Sweden oo Wiilkiisa ahaa mid ka mid ah ardayda u fiican ugu horreya, marka  maamulka dugsiga ayaa go'aansaday in uu abaabulo safarka Brazil lacagtana dugsiga dayaa bixinaya
Maamulka dugsiga ayaa dalbaday baasaboorka wiilka ciraaqiga si loogu soo saaro visa
Dhowr maalmood ka dib, maamulaha dugsiga ayaa la hadlay waalidka wiilka isaga oo ka codsaday inuu la kulmo!
markii uu la kulmay wuxuu u sheegay in safaaradda uu diiday in visa la siiyo baasaboorka ciraaqiga!, laakin wuxuu ka codsaday inaan loo sheegin wiilka si uuna u nixin,
maamulka aabaha wuxuu ka dalbaday inuu fursad siiyo si arrinkaan loo xalliyo, aabaha ayaa ka soo tagay xafiiska maamulka dugsiga isagoo yaaban , gurigiisa ayuu iska aaday,
kaddib wiilkiisa ayuu u sheegay
Dhowr todobaad ka dib, maamulka ayaa soo wacay waxay ahayd haweeney gacanta ayay u soo taagtay iyadoo muusoonaysa waxay siisay baasaboor swidhish ah markaas ayay u sheegaty inay u bandhigtay arrintaan ra'uusul wasaaraha oo marka uu waafaqay in la siiyo wiilka ciraaqiga baasaboor swidhish ah si uu u aado safarka Brazil
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post