Astaamaha lagu garan karo da'da dumarka

Sida  la ogyahay gabdhaha badankooda waxay qariyaan da'dooda, siiba marka ay shukaansanayaan ninka ay jecel yihiin, taas oo caado ay ka dhigteen aad bay u yar tahay gabar da'deeda saxa ah u sheegaysa ninka ay rabto, inta badan waxay sheegtaan 18 naagaha soomaalida marka aan ka hadalno, xitaa naagaha waaweyn ma oggola in lagu  dhaho eeddo ama habaryar waayo markaad ku dhahdo eedo  waxay dareemaysaa inaad siisay da'weyn, haddaba sidee ku ogaan kartaa da'da gabadha oo saxa ah ?,

 Waxaad ku ogaan kartaa astaamaha soo socda :

1- hadalka , sida aan ognahay hadalka marmar wuxuu tilmaamaa da'da qofka farqi weyn baa u dhexeeya hadalka gabadha 18 jirka iyo midda 28 jirka, qaabka ay u hadlayaan aad buu u kala duwan yahay xagga degannaanshaha, midda sideed iyo toban jirka aad bay u fudfudu dahay  laakin midda kale waa degan tahay hadalkeeda aad bay uga fiirsanaysaa, waa miisaaman yahay.

2- naasaha, gabar sideed iyo toban jir ah naaskeeda buruqdiisa aad bay u shuban tahay, marka la riixo wuu ku soo reebayaa, dhicitaanka dhib ma laha naaska hadduu weyn yahay inta badan wuu dhacaa da' kuma xirna, laakin gabadha da'da yar naaskeeda waa shuban yahay midda da'da weynna waxaa laga dareemaa balaqnimo haba ku kala duwanaadaanee.

3- wejiga, gabadha da'da yar wejigeeda waa liisho wax laab laab ah ma laha haddii ay buuran tahay iyo haddii ay caato tahayba, laakin midda weyn wejigeeda waa laga dareemaa inuu laab laab ku soo socdo
5- maqaarka gudaha jirka , gabadha yar maqaarkeeda wuu taagan yahay siiba baryaha, midda weyn kadkaduud ayaa ku jira.

calaamadahan dadka way ku kala duwanaan karaan laakin waa sida badan saan soo sheegnay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post