Ciidda jacaylka iyo criiriga caalamka

Ciidd jacaylka, run ahaantii caalamka wax kasta in loogu daydo ma aha, jacaylka maalin gaar ah ma laha jacaylka nolosha lafdhabarkeeda, marka aan eegno caalamka wax jacayl ah ma yaallo waxaa jira wax la yiraahdo maslaxd iyo nafci, wixii laga faa'idayo ayaa la qiimaynaa, caalamkan oo maanta sidaan isu neceb jacayl ma dhex yaallo, nimanka iyo naagaha aan u jeedno jacaylkooda wuxuu ku kooban yahay raaxada sariirta, dunida waa meel aad la isugu haysto, marka ama inaan iska daba galno sheekada beenta ah oo lagu magcaabo maalinta jacaylka  ama afka gaalada Valentine's Day waa inaan ogaana xaqiiqada ka jirta dunida, nacayb ayaa ka buuxa caalamka waan u jeednaa dagaallada laga dhex  oogaayo dal walba
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post