Gabdho Soomaaliyeed oo niman cadaan guursan raba

http://youtu.be/BhWxr8dYusY
Gabdhaha soomaaliyeed maxay ku naceen nimanka soomaaliyeed, marka aad daawato muuqaalkan ayaad fahmaysaa, marka soomaali la hoogay naagaha soomaaliyeed waxay jeclaan jireen ninka caloosha weyn waayo caloosha waxay tilmaami jirtay inuu ninka lacag lee yahay waxaa la dhihi jiray hebel sacuudiga ayuu ka yimid calool buu lee yahay, gabar marka ay aragto nin calool leh waxay dareemi jirtay inuu leeyahay lacag, laakin marka yurub la tagay ayaa waxay ogaadeen caloosha iyo lacagta inaysan shaqo isku lahayn, balse waxaa lala daggaalamaa caloosha, quruxda raggana waxay ku jirtaa dhisnaanta jirka ee caloosha shaqo kuma laha sidoo kale ragga caloosha leh bahakaada inta badan waa yaryahay kacsigoodana sida la rabay ma aha, naagtana qaab kasta uma isticmaali karaan daawo videowgan



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post