Qofka ugu dheeraa sanadka 1937 kii dunida

Ninka ugu dheeraa caalamka sanadka 1937 wuxuu ahaa nin masaari ah waxaa la dhihi jiray Sayid Maxamed Hijaazi dhererkiisa wuxuu gaarayay labo mitir iyo bar wuxuu dhashay 1909ka wuxuuna geeriyooday 1941   carabta aad bay u jecel yihiin qofka dheer waxay dhahaan  


(الطول فخر ولو من خشب، والقصر عار ولو من ذهب)


(dhererku waa faan alwaaxba haka soo jeedee gaabnaantuna waa ceeb dahabba haka soo jeedee)

1 Comments

Post a Comment
Previous Post Next Post