Aqoonta naagta raaxada ayay u kordhisaa labada isqaba

Naagaha waxbartay sida la sheegay aad ayay ugu fiican yihiin xagga galmada, waayo waxay akhrisan karaan buugaagta ka sheekaysa raaxada galmada iyo qaababka ugu mac macaanka ninka iyo naagta, inkastoo dareenka kacsiga guud ahaan uu yahay daceed ruuxu ku dhalanyo laakinse waxaa jira wax arrinkaas kor u qaada taas waxaa ka mid ah aqoonta naagta, gabar baadiye ku dhalatay oo aan weligeed maqlin aqoon galmo inay jirto la mid ma aha gabar ku buraarigsan arrintan, sidoo kale akhriska buugaagta raaxada galmada waxay kordhisaa raaxada ninka iyo naagtaba, waxaa la sheegaa naagaha waaweyn inay ka dareen badann yihiin naagaha yaryar, taas maxaa keenayo waxaa keenaya waayaragnimada naagta ay ka helayso guurka naag la qabo 10 sano la mid ma aha naag lix bilood la qabo, aqriska raaxada wuxuu naagta siinaya kalsooni aqoon galmeed oo keeni karta inay ninkeeda si fiican ugu raaxayso oo aysan ninkeeda ka xishoonin oo aysan u arkin galmada inay tahay wax laga fiican yahay oo khilaafsan adadta iyo anshaxa
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post