Naagaha kontonka gaaray maxay isu baddalaan

Naagaha 50ka gaaray inta badan jirkooda waxaa ka dhamaanaya Hormuunka Progesterone loo yaqaano Hormuunkan wuxuu qaabilsan yahay xagga naagnimada caadada iyo kacsiga iyo dhacaanka farjiga haweenka iyo adeegga naasaha marka uu jirka haweenka ka dhamaado waxaa yaraanyo dhacaanka farjiga wuxuu isu baddalaa cambarka qalayl, sidoo kale naasaha balaq ayay noqonayaan kacsigana wuu yaraanayaa, harmuunkan sidaas oo kale caanaha naagta wuu saameeyaa, sita ku jirta naagaha marka ay kontonka gaaraan in dareenkooda aad u yaraado bahalkooda qalayl noqdo waa taas,haddaba waa maxay astaamaha Progesterone markuu jirka ka naaquso

1- miisaanka jirka oo siyaado siiba calool inay haweeneydu yeelato
2- caadada oo aan toosnayn
3- si daran inay caadada u soo burqato
4- kacsiga inuu yaraado
5- dhalitaanka inuu joogsado
6- naaso xanuun
7- dabeecadda oo is rogrogta
8- daal kala duwan in la dareemo
9- feker
10- hurdo la'aan
11- difaaca jirka inuu yaraado
12- lafa burbur
13- goonjab madaxa oo dhinac ka xanuuna
14- siilka oo qalayl noqda
15- kalabaxyada inay xanuunaan

3 Comments

  1. Anonymous4/29/2015

    ASC,...
    walaal su'aal ayaan qabaa .... su'aasheedo waxay u dhaceesaa sida tan ...!!
    wallaal hadee naagaha ama xaaska ee da'deedo ee ka saramarto 50,60,65 ama above 70.. maloo galmoon karaa mise dhib ayaa ugu imaan koro xaga wasmada....????

    Waxaan idin ka codsanaayaa inaad sida ugu dhaqsiyaah badan iigu soo jawaabtaan
    Thanks :)

    ReplyDelete
  2. taas waxay noqonaysaa naafta lafteeda ee da' kuma xirna , naagta haddii caafimaadkeeda buuxa oo ay dareen leedahay waa caadi way jiraan naago da' weyn oo raba galmada balse waxay raadiyaan inay guursadaan labaatan jir marka wax dhib ah ugama imaanayo

    ReplyDelete
  3. Anonymous6/25/2015

    Jirka naagaha waaweyn aad buu u jilcaa naasahooda balaq ayay noqonayaa cajarahoodana sidaas oo kale , raaxo badan ma alaha naagta marka ay suxul baruur noqoto inakstoo ay jiraan naago aad u taagan oo jirkooda is haysta , naagaha dabada weyn iyo naaso weyn leh ayaa qurxoon

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post