Ninka ugu dheer iyo ninka ugu gaaban Soomaaliya

Layaabka dauunka waxaa dhacay wax  lala yaabo  oo ah Aroos la yaab leh oo soo jiidasho leh ayaa magaalada Hargeysa ka dhacay, waxaa aroosay Xusseen Bisad oo ah ninka 2aad ee dunida ugu dheer, waxa uu malxiis ka dhigtay shuceyb oo ah ninka Hargeysa ugu gaaban.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post