Labadii u ekaa baaraak obama iyo kiim jong

Caalamka markuu isku furmay oo la helay wixii sahal ka dhigi lahaa in laysla socodo waxaa la arkay waxyaalo badan oo qosol leh, maalmahaan waxaa toos u soo baxay labo nin mid uu u eg yahay madaxweynaha maraykanka baaraak obaama  midna uu u egyahay madaxweynaha kuuriyada waqooyi kiim jong, sawiradan waxaa laga qaaday iyagoo dhex wareegaya magaalada los anjaloos




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post