Safiirka Maraykanka oo lagu tooreeyay Dalka Kuuriya

Safiirka Maraykanka dalka Kooriya oo lagu weeraray mindi, waxaa la sheegay nin watay mindi yar inu ku duray, isla markaas waxaa loola orday isbitaal ku yaalla magaalada seool ee caasimadda kooriya, sida ay sheegeen booliska dalkaas ninka wuxuu watay mindi dhererkeedu yahay 25 snt isagoo quraac u fadhiyay machad kalchar ah, ninka si kedis ah ayuu u soo baxay markaas ayuu ku dhuftay wejiga, ninka ku ku dhuftay waxaa la dhahaa jiim jong wuxuu jiraa 55 sano ninka waa la qabtay jeelka ayaa loo kexeeyay






Post a Comment (0)
Previous Post Next Post