Sheekh Umal maxaa ku dhacay oo sidey wax ka yihiin

Saman waxaannu joognaa wada fidno ah, qofkii hadalkiisa bataa kufiddiisuna way badanaysaa waqtigan, mana fiicna qofka inuu isdoorbido uu isu maleeyo inuu darajo sare gaaray si kastaba ha ahaadee, waayo qof gaari kara ma jiro darajada nabiyada (naxariis iyo nabadgelyo korkooda ha haatee) maxaayeelay Ilaah ayaa doortay oo dadka u soo diray, isagaana ilaaliyay, qofka caalimka ma fiican inuu Quraanka ama Xadiiska ka soo qaato wixii isaga uu ka helayo keliya taas waxay keenaysaa isburin farabadan, arrintan oo sheekh umal lagu sameeyay ayaa culimo kale oo badan lagu sameeyay waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Xassaan oo ah Sheekh masaari ah, inta loo ururiyay hadalladiisa kala duwan ayaa la hor keenay, caalimka markuu iska ilaaliyo hawadiisa waligii isma baddalayo

Dhegeyso shaakh umal



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post