Daayeerkii u galmooday naagtii soo korisay

Kitaabka Alfaraj bacda Shidda qiso aad u yaab badan ayaa ku soo aroortay qisadaasu waxay tahay dad ayaa meel safar ugu soccday iyagoo waddada sii socda ayaa waxaa la gaaray habeen dadkii oo dhan way wada seexdeen hal nin mooyee naagaha meel gooni ayay seexdeen nimankana meel gooni, dadkoo dhan waxay wada jiifaan meel bannaan ah, wuxuu leeyahay ninka sheekada warinaya aniga waan jiifay laakin ma hurdaynin waxaan arkay daayeer uu iska leeyahay nin nala socdo oo istaagay oo u socda dhanka naagaha ay jiifaan markaan arkay waan soo fariistay markuu i arkay inaan soo fariistay meeshiisii buu ku laabtay aniga waan jiiftay haddana wuxuu soo aaday dhanka naagaha mar kale ayaan soo fariistay markuu i arkay waa soo laabtay wuxuu aaday boorso uu leeyahay ninka nala socday oo daayeerkan iska leh wuxuu ka soo bixiyay xirmo lacag ah wuu ii soo tuuray aad baan u yaabay markaas ayaan is iri iska daa bal eeg waxa uu samaynayo aniga waxaan iska dhigay qof hurdaya laakin waan u jeedaa daayeerka, wuxuu aaday xagga naagaha wuxuu kiciyay naag ka mid ah naagaha hurdayay markaas ayuu galmo ku bilaabay marka uu soo dhammaystay meeshiisii buu ku noqday, subaxdii marka la soo wada kacay ayaa ninka daayeerka iska lahaa ayaa lacgtiisii waayay wuxuu u sheegay dadkii uu la socday markaas ayaan ku iri lacagtaada anaa haya laakin sheeko yaab leh ayaa ka horraysa taas oo ah daayeerkan ayaa ii soo tuuray lacagtan marka aan soo fariistay dhowr jeer marka aan iska daayay wuxuu aaday naag naagaha ka mid ah oo markaas ayuu u galmooday, ninka wuxuu ogaaday naagtaas inay tahay naagtiisa waayo daayeerka gurigiisa ayuu ku noolaa isga iyo naagta ayaa xiriir ka dhexeeyay heer uu gaaro galmo ninkii meeshii buu ku dilay daayeerka naagtiina isla goobtii buu ku fura, sidaa awgeed Ibnu aljowzi wuxuu ku sheegay kitaabkiisa axkaam annisaa naagta in laga ilaaliyo dayeerka
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post