Hurdada naagaha ayay dareenka kacsiga u dhordhisaa

Waxaa ay ogaadeen cilmibaariyaal oo reer galbeed ah in hurdada badan dumarka ay kacsigooda ku kordhayo 14% waxay sheegeen naagaha la qabo dhalinyarada ah marka ay seexdaan habeenkii hurdo ku filan oo ay si fiican nastaan inuu siyaadayo kacsigooda rabitaanka galmada xaggooda uu badanayo, saacad kasta ku siyaada hurdada haweenka waxay wadataa kacsi siyaado ah, waxaa la sheegay in daraasadan lagu tijaabiyay  171 naag oo la qabo waxay socotay labo toddobaad oo dhan, markii la weyddiiyay xaalkooda naagaha huday ayaa ka dareen badnaa kuwa aan hurdin saacado badan, kuwa hurday rabitaankooda wuxuu siyaaday 14% waxaa la sheegay kacsigooda gudaha cambarka inuu aad u sarreeyay marka loo eego kuwa aan sida la rabay u hurdin

16 Comments

  1. Anonymous4/09/2015

    ASC bahda R.G waxaan ahay wiil dhalinyaro waxaan idinka codsanaa inaad ila talisaan waxaan ahay wiil dhalinyaro welina ma guursan gabar baa aad u jeclaa iyadana wey i jecleyda waxaan ku balanay inaan is guursano marka ay waxbarashada jaamacada ii dhamaato hadda wan dhameen rabaa gabadhiina balanta wey iiga baxday aniga dareenkeyga ama kacsigeyga aad buu daran yahay haddii aan is dhaho gabar kale oo aad guursatid raadso kuma dhiiran karo sababto ah tii hore ayaa soo xasuusta iyo dhibaatada ay i marsiiso marka qof kale inaan aamino way igu adag tahay guurna waa u baahanahay sababto dareenkeyga waa saa'id dhibkaas baa i heysta ee ila taliya walalayaal

    ReplyDelete
  2. walalayaal waxaa idin weydiina xaniinyaha ragga oo kala dheeraado seegada ma keentaa? mise waa cudur si kale ku yimaada haddii uu si kale ku yimaado maxaa keena ?

    ReplyDelete
  3. waxba ha ka baqin guurso mid kale waayo haddii uu dareenkaaga sidaa u daran yahay ma aha inaad sugto

    ReplyDelete
  4. seegada ma keento kala dheeraanshaha xiniinyahay wax dhib ah kuma jiro

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous4/25/2015

      walaal hadi ay xiniyaha is le ekeeen maxaa dhici kara tusaale ahaan kan bidix hadi uu ka buuran yahay kan midig...

      Delete
  5. Anonymous4/22/2015

    asc wxn jeclahay inad iga jahil saartan markan kacsado waxa barar yaris ah sameyo labada dubnood ee cambarka tas dhib miyay keeni kartaa?

    ReplyDelete
  6. faruuraha cambarka waa wax caadi ah inay bararaan marka ay gabdhu kacsato

    ReplyDelete
  7. wax dhib ah kuma jiro haddii ay xiniinyaha kala weyn yihiin waa wax caadi ah, sidoo kale waxaa jira naagaha qaarkooda oo naasahooda kala weyn midka bidix ama kan midig inuu weyn yahay

    ReplyDelete
  8. shuunka ka soo baxa dabada in xiiro miyaa? mida labaad naagaha oo dhan dabada shuun maka leeyihiin jawaab degdeg idinkoo raalli ah thkns

    ReplyDelete
    Replies
    1. Marka hore shuun waxaa la dhahaa timaha ka soo baxa hoose horay iyo gadaalba marka waa in la wada xiirii kuwa gadaal ayaa ka muhumsan xiiridda kuwa hore, teeda kale naagaha qaar iyo nimanka qaar ayaa ka yeeshta gadaal timo naagaha jirka timaha badan ku leh ama dibnaha shaarbo khafiif ku leh hoos ayay tima badan ku leeyihiin oo ay dabada ku jirto waa wax caadi ah oo dadka ay ku kala duwan yihiin

      Delete
    2. Anonymous4/30/2015

      Wxn jeclahay inad iga jahil sartan markan kacsado xad dhaaf wxn daremoya barar ku imanaya labada dubnod ee cambarka tas wax dhibato ah ma keenta jawab plz

      Delete
  9. gabadha marka ay kacsato dhiigga wuxuu ku soo qolqolayaa xubinteeda taranka sida ninka oo kale markaas waxaa bararaya kintirka iyo faruuraha farjiga waa wax caadi ah, sida loo kacsi badan yahay ayaa loo kala daran yahay

    ReplyDelete
  10. Anonymous4/30/2015

    markaan ninkayga u foorarsado aad buu i xanuunayaa qaska maxaa keenaya

    ReplyDelete
  11. xaaska marka ay ninkeeda u foorarsato bahalkeeda gadaal ayuu soo aadayaa si fiican ayuu u soo muuqanayaa, marka waxaa laga ayaabaa haddii ninka bahalkiisa aad u dheer yahay inay xanuun dareento waayo si toos ayuu gudaha u jiirayaa taas naagaha way ku kala duwan yihiin naago waxaa jira bahalkooda aad u qoto dheer oo aan xanuunsanin

    ReplyDelete
  12. azc wll gabadh aan ilmaabti nahy ayaan wasaa oo guriga ila joogta
    siilka hadaanka waso uur ayey qaaday lakin futada ayaan ka wasaa waana gabadh iga weyn inbadan aadbey futada I jeceshahay markaa wax dhiba ama uura ma keenay

    ReplyDelete
  13. Anonymous12/28/2018

    3xaas ban qabaa galmada badani Muqtada ma ku daciifaan.?

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post