Muniira Khaliif oo dadka Maraykanka ka yaabisay

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Muniira Khaliif oo ka yaabisay dadka maraykanka waxaa lala yaabay maskaxda Ilaahay siiyay gabadhaas waxaa soo dalbay jaamacadaha ugu daran dalkaas ee kala ah Brown, Columbia, Cornell, Dartmouth, Harvard, Yale, Princeton iyo University of Pennsylvania


daawo  

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post