Kautilya Pandit oo caalamka ka yaabiyay




Cunugga waxaa la sheegay inuu yahay qofka ugu xifdiga badan sida uu sheegay wargeyska THE TIMES OF INDIA wuxuu noqday cunuuga ugu caansan dalka hindi wuxuu xifdiyay macluumdka khuseeya 213 dal wuxuu sheegi karaa wixii laga weyddiiyo siiba magaalooyinka nolosha wuxuu wareegaa dugsiyada dalka india ardada dalkaas waxay weydiiyaan su'aalo wuu ka jawaabaa isagoon ka shakinaynin cunuggan wuxuu jiraa 7 sano keliya waxaa loo yaqaanaa hadda Google boy


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post