Madaxweynaha ayay cambe ku dhufatay marka guri ayay heshay

Naag u dhalatay dalka Valenzuela ayaa waxay ku tuurtay madaxweynaha dalkaas  Nicolás Maduro Moros xabbad cambe  waxay ugu dhufatay madaxa madaxweynaha oo qaatay cambaha lagu dhuftay waxaa ku qornaa "HADDII AAD AWOODDO ILA SOO XIRIIR" naagta oo lagu magacaabayay Maarliini Aliivo dhib ayaa ku haystay gurigeeda, dowladda ayaa naagtii la xiriirtay markaas ayay cabsatay laakin waxay u sheegeen in madaxweynaha gu'aansaday inuu siiyo guri
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post