Ninka ku jecel sidan ku garo

Ninka ku jecel sidan ku garo3
Ninka markuu naagta jeclaado waxaa lagu gartaa inuu maanta oo dhan ka sheekeeyo meesha ay degan tahay laga waayo, gabadha uu  jecel yahay ayuu maantoo dhan amaanayaa, xitaa marka uu iyada ka hadlayo waxaad dareemaysaa inuu neeftuuraya wadnihiisa aad bay u garaacmayaan. 
jacaylka dhabta ah baan ka hadlaynaa, laakin raga badankooda gabadha waxay ku siraan jacayl been ah oo waxba ka jirin si uu u soo galiya moorada raaxadiisa, wuxuu rabaa keliya inuu raaxaysto.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post