Farshaxanka amin arts oo maalmahaan sawiro badan sameeyay oo ka hadlaya siyaasadda dalka iyo dibadda waxaa lagu tiriyaa sanadka 2015 inuu ka darnaa sanadaha 2010 2011 2012 iyo 2013 sidoo kale 2016 iyo 2017 siyaasadda soomaali waa la arki doonaa sida ay noqon doonto haddii Alle idmo, cartoon midka ugu fiican ayaa loo arkaa sawirada uu sawiro amin, waxaa ka mid ah sawirada aad yaabka badan kuwan
Sawiro kala duwan waxaad ka heli kartaa halkan amin rats cartoons ah madaxda soomaaliyeed