Saan ognahay caydiid wuxuu ka mid ahaa dadka ka soo horjeeday Maxmed siyaad Barre isaga iyo cabdullaahi yuusuf wuxuu asaasay jabhadda la dhihi jiray USC dagaal ayay soo qaadeen waxay rideen madaxweynaha maxamed siyaad barre 1991 laakin sheekada waxay isu baddashay qabiil hawiye iyo daarood waxay bilaabeen jabhada USC inay burburiyaan wax kastoo maamulkii siyaad barre sameeyay tolow sidey dowlad ku dhisi karaan haddii ay burburiyaan wax kasta la xiriira maamulka nadaamka hore, xoolaha waxaa iska leh soomaaliya qaabiil kasta ha ahaadaan hawiye iyo daaroodna waa dad soomaali isla ah oo walaalo ah maanta soomaalida waxay ogaadeen marka ay tageen qurbo inuu dal qiime leeyahay qabyaaladdana inay xun tahay waa inaan aasnaa qabyaaladda