Dad dalkan iska leh maxay ka rabaan inay yurub u qulqulaan oo ay tuugsadaan oo ay been sheegaan, qaarkoodana ay badda ku dhintaan, maxaa u diiday inay dalkooda hormariyaan oo ay heshiiyaan sow muslin ma aha iyaga ama diimo kale ayay kala haystaan waa wax lala yaabo runtii waxa ku dhacay soomaaliya eeg barwaaqada dalkaaga