Nin Soomaaliyeed oo ku waayay Suth Africa labo baqol kun doolar

Nin soomaaliyeed dukaan uu ku lahaa magaalada  Durban  ee dalka suth Africa ka hor inta aan la bililiqaysan iyo kadib bililiqada, ninka waxaa la yiraahdaa Raage Xasan waxaa uga khasaartay  lacag gaaraysa $200,000
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post