Masjid qaabka doonta u dhisan oo Pakistan ku yaalla

Masjid ku yaalla magaalada Karaatshi ee dalka Pakistaan ayaa lagu magacaabayaa " salaaddu waa doonta lagu badbaado" waxaa cajiib ah masjidkaas waxaa loo dhisay qaab doon ah, waxaad moodaa markaad aragto doonni oo badda dul sabaynaysa waa masjid aad u qurux badan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post