Gabadh Soomaali ah oo ka tirsan booliiska USA


Khadra Maxamed waa gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka  Minnesota magaalada Minneapolis   waxaa loogu yaqaanaa dalkaas " first Somali-American female police officer  " gabadh soomaali ah oo boolis ah tii ugu horraysay, waxaa la sheegay soomaalida ku nool gobolkaas inay aad u badan yihiin 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post