Shanta waxyaalood oo naagaha soo jiita

Shan waxyaalood ayaa la dhahay naagta aad bay uga heshaa, naagtii shantaas ninkeeda ka hesho lagama yaabo inay la dagaallanto
1- ninka inuu yahay nin iyada ixtiraamo
2- ninka inuu yahay nin deeqsi ah
3- isaga inuu yahay nin run badan
4- inuu yahay nin farxad badan oo la kaftamayo
5- inuu yahay nin istiin badan oo aan isaga raaxadiisa keliya eegaynin ee fiirinaya xaaskiisa raaxada ay u baahan tahay, marka ninka wata shantan astaamo aad bay u jeclaanaysaa xaaskiisa

7 Comments

  1. Anonymous5/02/2015

    asc sxb waxaan qabaa naag fcn maalin kasta waxaan u tagaa 5 jeer ama 4 ama 3 yana waa ay rabtaa galmada badan, duhurkii, habeenkii fiidka hore, habeen badhkii iyo casarkii intaba waan u tagaa sida badan. mana daalo yana saas oo kale midda kale bahalkaygu waa buuran yahay yadana cambarkeedu waa wax ciriiri ah waa ay qaylisaa markaan ku dhammaystiro marka wax caafimaad darro ah ma keeni kartaa sxb

    ReplyDelete
  2. haddii caafimaadkiinu fiican yahay oo labadniinuba ka heshaan wax dhib ma laha inkastoo ay fiican tahay in hal jeer aad samaysaan maalintii laakin waxay ku xiran tahay awoodda iyo rabidda

    ReplyDelete
  3. Anonymous5/06/2015

    walaalayaal bahda R.G waxaan idinka codsanaa inaad iisheegtaan waa maxay kegel exercise qaab keese loo sameeyaa waxaa la i dhahay kegel exercise waxa uu daawo u yahay biyabaxa deg dega ah anigana dhibkaas ayaa i heysto arintaas run miyaa.
    iga raali noqda haddii aan idiin weydiiye su'aal aan mowduuca ku jirin

    ReplyDelete
  4. kegel exercise waxaa laga wadaa nooc ka mid ah aliinto oo ay naagaha sameeyaan waxay u kordhisaa awoodda galmada iyo raaxada jirkoodana way u roon tahay intay naagta dhabardhabar u seexato ayay lugaha kor u qaadaysaa hadana soo laabaysaa maalin kasta ayay samaynaysaa

    ReplyDelete
  5. Anonymous5/08/2015

    1 walaal kegel exercise dumarka miyuu gooni u yahay mise raga way sameyn karaan exercise kaas?
    2: qaabkee loo sameynaa
    aad baa u mahadsan tihiin RG

    ReplyDelete
  6. walaal Kegelka halkaan ka akhriso waxa uu qabto iyo sida loo sameeyo
    http://www.xidig.com/2015/05/kegel-exercise-waa-maxay-sidee-loo.html

    ReplyDelete
  7. Anonymous5/09/2015

    Guur baan rabaa guurdon ayaan ahay
    ABDIRAHMAN I H

    SOMALI LAND

    abdirahman_008@hotmail.com

    34 year

    nin somali lander

    ggabadh garoob ah an ka yaran 35


    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post