Gabar cayaarto kubadda miiska oo u dhalatay dalka Siiriya ayaa sheegtay inay ku riyoonayso dhalashada turkiya si ay uga qayb gasho cayaaraha caalamka ee kubadda miiska, gabadhaas waxaa lagu magacaabaa Tasniim Nabhaan waxay jirtaa 14 sano, madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordoghaan ayaa taleefan u soo diray gabadha wuxuu u sheegay inuu amar ku bixiyay in loo xaqiijiyo riyadeeda oo ah inay hesho baasaoor turki