Mukulaashii dadka kacbada ku afurayay ka yaabisay


Sawiro ayaa ku faafay netka, kuwaasoo ah bisad ayaa saf u soo gashay afurka laga qaybinayo masjidka xaramka ee magaalada barakaysan Makka, waxaa la yaab lahaa marka ay fariisatay nambarka loogu talaggalay qofka soomaan inuu fariisto
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post