Wasiir Aljeeriyaan ah ayaa dalbaday soonka in laga dhigo 13 maalmood

Carabta waxay noqdeen maalmahaan dad dameeraha ka liita, wasiirka awqaafta dalka Aljeeriya wuxuu ka codsaday dowladda dalkaas in maalmaha soonka laga dhigo seddex iyo toban maalmood, inta la soomi lahaa soddon maalmood, wuxuu sheegay jawiga aad buu u kulul yahay marka saacadaha la soomayo aad bay u badan yihiin waa in la soo gaabiyaa wuxuuna ku tilmaamay fikraddan smart soon inay tahay, sheekh oo dalkaas u dhashay ayaa raddiyay hadalkaas wuxuu ku tilmaamay inuu jaahil ka yahay diinta ee ma aha inuu faraha la soo galo wax uuna aqoon u lahayn.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post