Sida ilmaha soonka loogu tababbaro

Dalka turkiga gaar ahaan magaalada istanbuul ayaa waxay u samaysay afur gaar ah oo la afurayo duhurkii, waxaa laagu talaggalay caruurta dalkaas aan weli qaargaarin in lagu tarbiyeeyo soonka, waxay soomaan fajarka ilaa duhurka


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post