Sida ugu fiican aad u afurayso bisha Ramadaan

Waxaa fiican inaad ku bilowdo seddex timir haddii aad heli karto haddaadan helinna wax yar biyo cab,  cuntada marka aad cunayso si fiican u calaanji hana degdegin, biyahana ha iska badinin, waxaa fiican biyaha inaad cabto waqtiyo kala duwan habeenkii, waxaad isla ilaalisaa inaad iska badiso cuntada , waayo waxay kuu keeni kartaa jirro, wayna khilaafsan tahay Sunnada Nabiga -naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- sidoo kale waxay kuu keenaysaa cuntada marka ay kugu badato caajis iyo wahsi salaadda taraawiix ma tukan kartid




1 Comments

  1. Waxaan wada fariin qaali walaal waa kuu wanaag inaad qaadato hadii aad thy ruux muslim ah diinteena islamka waa diin naxariis walaal waxa jira adoo maanta qani ah dariskaagu ineysan awoodin wixi eey ku afuri lahaayeen adna aduun isku kaa korsaaran yhy hadaad garan weydo eeg dariskaga oo ogow xaaladooda waxaa thy ruux aan lagu tilmaami karin islam hadii eegto misna aad ka ladan tahoo caawin weydo lagu guma tilmaami karo islam islam baan ahy wax matar tee waa in eey kaa muuqata adigoo soona yuusan ajarkaaga kaa nusqaamin ee cawi qof walbo muslim ah garana in illaahey ku siiyay waxa aad maanta heysato isna siin karay

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post