Kuuriyada waqooye oo sheegtay inay daawo u heshay Ebolaha iyo Aidska

Waa war aad yaab badan haddii uu sax noqdo caalamka wax badan ayaa iska badalaya, North Kuriya waxay leedahay waxaan helnay daawo daaweyn karta jirrooyin badan oo ay ka mid yihiin Ebola iyo Karoona iyo Aydhiska ,  maalinta jimcaha la soo dhaafay ayay si rasmi ah ugu dhawaaqeen warkaas, dad badan ayaa arrinta ku sheegay inay been tahay ee kuuriya aysan awoodin maxaayeelay ma gaarsiisana tignoloojideeda inay soo saarto doowo noocan ah
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post