Gaajada ka jirta dalka Suuriya eeg

Dagaal waa la yaqaan waxa uu dadka ku sameeyo, caalamka markii hore marka la rabo in laga hadlo dagaal waxaa la xusi jiray soomaali, sidoo kale marka la rabo in la sheego gaajo waxaa la soo qaadan jiray sawirada dadka soomaaliyeed lafaha noqday gaajo awgeed, waxaa soo dhan waxa sababay waa dagaalka ka dhici jiray dalka soomaaliya, maanta waxaa dagaal ka jira dalal badan ka mid ah dalalka carabta, maaleha ugu daran waa dalka suuriya waxaa la sheegay dad u dhashay dalkaas inay cuneen mukulaalaha iyo eeyaha gaajo awgeed, sawirkan waa siiriya ee ha u malaynin inuu yahay soomaliya, waxaan leenahay : Ilaahow muslimiinta u gargaar
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post