Dad badan ayaa ka sheegta caano yarida naaska, guud ahaan naagaha naasaha yaryar inta badan caanahooda way yar yihiin, waxaa caano badan haweenka naaska weyn leh, laakin waxaa jira waxyaalo badin kara caanaha hooyada waxaa ka mdi ah :
- Biyaha, naagta nuujinayso ilmaha aad ayay ugu fiican yihiin biyaha, haweeneyda ilmaha nuujinayso waxaa laga rabaa marwalba inay haysato biyaheeda oo ay cabto had iyo jeer

biyo nadiif - Tuunta, toonta waxay kordhisaa caanaha naasaha, cuntada inay ku darsato ama inay iyadoo nool cunto

toon - Karootada, sidoo kale waxay kordhiya caanaha hooyada ilmaha nuujinayso karootada waa wax aad ugu fiican haweenka

karootada - Mishmishka, geedakan wuxuu u fiican yahay naasaha iyo caanaha

mishmish - Bataatiga macaan, isagana caanaha ayuu badiyaa, haddii ay xaasku cunto

bataati - Miraha sisinta, aad ayay ugu fiican yihiin dumarka irmaanka ah oo caruurta nuujiya

sisin - Sanjabiisha, iyadana waxay ka mid tahay waxyaalaha kordhiya qolqolka canaha andhada

sanjabiil - Xulbada, canaha ayay keentaa naskana way u roon tahay, sidoo kale naaska way weynaysaa

xulbo - Yansonka, waa geed sida shaaha oo kale loo kariyo oo la cabo, aad buu ugu roon yahay caanaha naagaha

yansoon
