Aabaheeda ayaa u diiday in la badbaadiyo waa maxay sababta

gabar badda ku dhcaday
Badda
Nin u dhashay dalalka ka soo jeeda Asia wuxuu la joogay familkiisa xeebta Dubai, gabadhiisa oo 20 jir ah ayaa badda ku taraxtagtay waxay bilowday in habqato, meesha, waxaa ka dhawaa labo nin oo ka mid ah booliska badbaada badda ee dalka, waxay u soo ordeen gabadhii inay badbaadiyaan si ay uga soo saaran biyaha aabaheeda ayaa diiday, wuxuu yiri inay dhimato ayaa ka fiican intuu qaban lahaa nin ajnabi ka ah, sharafteeda ayaa lumayso haddii nin taabto, nimankii ayaa isku dayay inay xoog ku dhaafaan aabaha wuxuu ahaa nin tajal ah waa ka reebay gabadhii sidii ayay ku dhimatay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post