Kacbada shabaheeda oo xamar laga dhisay si looga barto axkaamta xajka
byXD-
0
Waxaa laga hirgaliyay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada hodon, dhisme loo ekeeysiiyay kacbada si ay dadka uga bartaa axkaamta xajka iyo qaabka loo gudanayo dhawaafka, arintan waxaa samaysay mu'asaso lagu magacaabo safaa, daawo sawirada laga soo qaaday goobtaas