Nin kacsiga xaaskiisa ka sheeganaya oo talo u baahan

nin naagtiisa ka sheeganaya
Asc. xaasleey ayaan ahay muddo dheer, ilaa markii aan guursaday gabadheyda markasta waxaan u sheegaa miisaanka iyo qeymaha aay ii leedahay baahida aan u qabo darteed sidaa darteed mar kasta waxaan weeydiiyaa qaabkasto iyo si walba oo aay jecshahay inaan u sameeyo si farxad iyo qosol kaamil ah aan ugu wada noolaano. nasiib darradeyda jawaabteedu waa sidan. (MA ANAA KUU BAAHAN, BALAAYADA AAD LA JAREYNEYSO ANIGA IMA HEYSO EE WAXAAD RABTO SAMEE !!! ) Niyad jabkii joogtada ahaa darteed iyo gaagax soo jireen igu noqday hada hamigeeygii in badan ayuu hoos u dhacay. waayo markaan is dhaho wehelkadii dhabta ahaa u dhawoow waxaan ka sii walwalaa bahdilka I sugaya. 3 caruur ahna waay joogaan oo dhayil kuma tegi karo !!!. TALO TALO TALO I siiya lab iyo dhedigba walaalayaal.

---------------------------------

Aniga waxaan ku dhihi lahaa ilaahay wuxuu kuu baneeyay naag kale inaad guursato, xaaskaagana aad haysato marka maadaama adiga aad sidaas u dareen badan tahay xaaskaagana ay kuu qirtay inaysan dareen haynin, way cadaysay, marka hadaad awoodo inaad sabarto oo iyada aad ku moodo waa ok

3 Comments

  1. Anonymous8/26/2015

    sxb xaas kale ayaa Ilaahay kuu baneeyay marka guurso haddii aad biili karto

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/27/2015

    sxb naag aan raxo laheyn sııga ayaa dhanta ee ısks tuuro

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/27/2015

    sxb daawooyınka kacsı sıı wan aragnay lakınse waxaan kudaweynaa dawoyın uroon ajaa jıra dareemaha kacsıga welıba aad ad udareymeysıd kacsı xogan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post