Mu'adin oo adinka Facbook ku daray oo laga buriyay masjidka

facbook ayuu ku daray aadaanka
Nin masaari ah oo ka idimo masjid ku yaalla gobolka Buxayra ee dalka Masar ayaa laga joojiyay inuu ka addimo masjid ku yaallay gobolkaas, masjid lagu magacaabo raxma oo uu ka addimi jiray ayaa dad badan isaga ka soo sheegtay oo ay dhaheen aadaanka salaadda subaxa wuxuu ku daraa
 "الصلاة خيرمن الفيس بوك"
"salaadda waxay ka khayr badan tahay Facbook" meeshuu ka dhihi lahaa
 "الصلاة خير من النوم"
"salaadda waxay ka khayr badan tahay hurdada", hadda waxaa loo taxaabay taxqiiq in lla sameeyo.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post